Digniin adag oo laga bixiyey weeraro argagaxiso oo ku soo wajahan dalka Kenya

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo ka dhici kara magaalooyin ka tirsan dalka Kenya. Qoraal maanta kasoo baxay Safaaradda ayaa lagu sheegay inay jirto halis ku saabsan in dadka reer Galbeedka ah lagu weerarro magaalooyinka Kenya sida: Nairobi, Naivasha, Nanyuki, and Gobolka Xeebta, waxaana dadka looga digay … Continue reading Digniin adag oo laga bixiyey weeraro argagaxiso oo ku soo wajahan dalka Kenya